Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo masuul ka ah dajinta siyaasadaha, dhaqangelinta sharciyadda iyo habraacyada lagu hubinayo badqabka iyo tayada caafimaad ee cuntooyinka iyo badeecadaha. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo tilmaamay ahmiyadda badqabka badeecooyinka ay u leeyihiin caafimaadka bulshada iyo deegaanka, … Continue reading Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka (Sawiro)